Wednesday, August 6, 2014

Daawo Saado Cali Warsame Hees Baroor-diiq ah oo loo qaadayo


sado caliHoos ka Daawo Hees Baroor-diiq ah oo ay Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnisota ee waddanka Maraykanku u qaadayaan allaah ha u naxariistee Fannaanaddii Caanka ahayd ee Saado Cali Warsame oo 25-ka bishii Ramadaan ee ina dhaaftay ay Malleeshiyada Al-Shabaab ku dileen magaalada Muqdisho.



Heestan oo ah Mid aad kuu qiiro gelinaysa ayaa waxa Fannaaniinta qaaday ay si gaar ah ugu lebisanyihiin Calanka Puntland.



Halkan ka Daawo: