Shirkada diyaarada ee korea airways ayaa joojisay dulimaad yadi ay ku tagi jirtey magalada nairobi ee casimada dalka kenya halista cudurka dilaaga ah ebola daraadeed.

sarkaal sare oo u hadley shirkada diyaarada korea airways ayaa sheegay inay si kumeel gaadh ah u hakiyen dulimadka ay ku tagi jiren magalada nairobi ee dalka kenya sababo laxidhiidha walaac laga qabo in cudurka ebola uu ka dilaaco dalka Kenya,
shirkada diyarada korea airways ayaa dulimad keda ugu wayn ee qarada afrika ku tagi jirtay dalka Kenya.
cudurka ebola ayaa ah cudur dila ah isla markana ka dilacey afar dal oo waqoyiga afrika ah isagoo ay ilaa hada u dhinten kun qof.
cudurkan ayaa hada ku sii faafaya dalal kamida qarada afrika
midowga africa ayaa bisha danbe shir ku yeelan doona dalka burkino fasto oo lagaga hadlayo khatarta cudurka ebola.
Abdirahmaan buurdhaab nairobi kenya