
Anigoo ah Jiif-Caaqil Cismaan Aadan Cigaal Qaalib oo ah caaqilka Beesha Reer sahal iyo Gaashaan Burrtooda ee bedelay Alla haw Naxariistee Caaqilkii Hore ee geeriyooday Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal,waxaan Beesha iyo Gaashaan buurta ugu baaqayaa inay isugu yimaadaan shir ay qaban doonaan Odayaasha beeshu sida ugu dhakhsahha badan,shirkaas oo ay beeshu kaga tashanayso aayaheeda iyo hawlaha u yaala.
Allaa Mahad leh
Wa Bilaahi Tawfiiq
Cheif caaqil Cismaan Aadan Cigaal Qaalib