Tuesday, August 19, 2014

Burco: Cheif Caaqil Beeshiisa Shir deg deg ah ugu baaqay


Cheif Caaqil




Anigoo ah Jiif-Caaqil Cismaan Aadan Cigaal Qaalib oo ah caaqilka Beesha Reer sahal iyo Gaashaan Burrtooda ee bedelay  Alla haw Naxariistee Caaqilkii Hore ee geeriyooday Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal,waxaan Beesha iyo Gaashaan buurta ugu baaqayaa inay isugu yimaadaan shir ay qaban doonaan Odayaasha beeshu sida ugu dhakhsahha badan,shirkaas oo ay beeshu kaga tashanayso aayaheeda iyo hawlaha u yaala.




Allaa Mahad leh




Wa Bilaahi Tawfiiq




Cheif caaqil Cismaan Aadan Cigaal Qaalib