Saturday, July 5, 2014

Reysal-Wasaarihii hore ee Talyaaniga oo Shaqaale ka noqday Cisbitaalka Waayeelka


reysal-wasaareHalkan hoose ka Daawo Silvio Berluscon, oo shaqaale ka noqday Cisbitaal ku yaala Talyaaniga oo dadka waayeelka ah lagu xanaaneeyo, kaddib markii Maxkamadi ku xukuntay, iyadoo lagu ganaaxayo.