Saturday, July 5, 2014

Sheikh Aadan Siiro : Soonku waa Waajib saaran qof kasta…”Dhegeyso


Sheikh




Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheikh Aadan Siiro) ayaa  Khudbadii salaada Jimcaha ee Maanta kaga waramay Waajibaadka Soonka iyo akhalaaqda qofka Saa’imka ah looga baahanyahay  Bisha Ramadaan.




Sheikha ayaa yidhi “Soonka waa waajib saaran qof kasta oo Caqli leh oo qaangaadh ah oo Caafimaad qaba..”ayuu yidhi.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/KhudbadiiShSiiro04.07.2014.mp3"][/audio]