Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland ee Xiisadi Kulmiye la kacday, ayaa ku soo laabtay Hargeysa.
wuxuu wali aaminsanyahay afkaara siyaasaddeed ee Xisbiga Kulmiye iyo in Khilaafkii xisbigu saameyn keenay.
Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Khamiistii ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ayaa ka hadlay aragtiyihiisa siyaasaddeed.
halkan ka Daawo: