Haynta Dhaqaaluhu maaha wax laga simanyahay.
Qofbaa jira Illaah ku ihlaameeyay adduunyo badan ama nolol raaxo leh, laakiinse laguma waarayo.
Mid kale ayaa jira oo aannu alle ka eexan, balse uu ku eegayo inta wax haysata oo faro madhan.
Tan waxa tusaale fiican ka bixinaya Sawirkan hoos idiinka muuqda, hadaba u naxariista Masaakiinta kuwiina wax haystoow si ALLE SWT aad agtiisa naxatiis uga heshaan!!