Pages

Monday, July 7, 2014

Gabadh 41 Maalmood ku aasnayd God 20 joog ah oo nolol lagu badbaadiyay


Suudan




waxay ahayd adhi jir.




Sida ay inta badan ahaayeen gabdhaha eynigeeda ah ee tulladeeda ku nool,




Hadaba gabdha dhibkeedu waxuu ka billowday kadib markey fakisay afar neef oo adhi ah,




Arrintaan oo aad uga cadheysiisay aabaheed oo ahaa mid ma manaxe ah,




Kadib markuu gabadha u yimid Amin habeen ah uuna usoo bandhigay inuu hooyadeed oo dhimatay ka daba geeyo iyo in uu ceel ku rido midka u fudud iney doorato,




Ayada oo dooratay on ceel ka uu kurido,




Manaxihii dhalay ayaa gabadha gacanta qabtay ulama dhaqaaqay dhankaa iyo tuu lada banaan keeda meelo uu ku ogaa ceelal wadal ahaa, ama ceelal duqoobay oo biyihii ka qallaleen,




Aabahii xataa ma damqin gabadhiisa catowgeedii iyo cabaadkii af keeda ka dhacayay,




Dhab ahaana ceelkiibuu ku tuuray,Kaasoo qiyaas ahaan dhannaa 20 joog oo hoose.




Nasiib wanaag gabadhu ma dhiman halkaas ayayna ku jirtay mudo 41maalmood ah,




Ceel ka uu gabadha ku riday waxaa ka buuxa fiidmeer, abeesooyin, masas,  iyo hangaralle ama daba qallooc,




Hadaba waxay sidaa ku jirtay maalinkii 41aad ayaa waxaa soo maray wiil adhi la joogay oo tulladeeda ahaa kaasoo maqlay dhawaaqa gabadha, isagoo aad uga cabsaday laakiin se weydiiyay inay Jin tahay inay ruux caadiya tahay, laakiin gabadhiinA ku tidhi waxaan ahay ina hebel hebel, wuu gartay wiilkii wuxuuna u birmaday tuuladii oo Ragii u qayla dhaamiyay,




Hadii nin loo xidhay oo uu dhaadhacay waxuu ku arkey masas aad u waaweyn oo si toosa u eegayay laakiin ilaahay waa ka nabad galiyay, haduu gabadhii soo xidhay oo banaan ka usoo saaray, ayadoo bad qabta oo hadlaysa, gabadhu waa qaawanayd oo intay ceel ka ku jirtay ayuu aboor ka cunay dhar kii oo dhan,gabadha madaxeeda xataa waxaa ku marraa laba daba qallooc,




Gabadhu waxay sheegtay mudada ay ceel ka ku jirtay inuu u iman jirey nin Marya cad oo caana cusba leh u keeni jirey, lamana uu hadli jirin




Kaliya wuxuu la hadlay maalinkaa maalintii ka horreysay oo u sheegey in maanta ugu danbeyso oo meesha laga saari doono,.




Carruurta miyiga ee soomaali in badan baa dhib sidaanoo kale soo maray, laakiin mucjiso ayay ahayd.




Dhacdadan waxa qoray Wargeys ka soo baxa Suudaan...




Xuquuqda Turjumaada waxaan ka soo xiganay Saaxilnews