Magacyada Mawaadiniin kale oo Qaadhaan u huray Jidka Dawgacad ee
Hargeysa
Halkan hoose ka Daawo Guddida Dhismaha Dawgacad oo ku dhawaaqay Mawaadiniin kale oo qurbaha uga soo diray Lacag qaadhaan ah oo ay ku darsadeen Dhismaha wadadaasi oo meel wanaagsan maraysa.