Tuesday, July 15, 2014

Daawo Video: faddeexad ka dhalatay Dhul uu bixiyay Madaxweyne Siilaanyo!!


Hoos ka daawo Muwaadinkii Dhulka lahaa oo feedh ku miisay Wasiir samaale iyo Waran-cadde




???????????????????????????????Hargeysa(GNA)-Dhulka waxa uu siiyay Madaxweyne Siilaanyo Ciidanka Dabdamiska Magaalada Hargeysa si xarun loogaga dhiso, hase ahaatee muwaadiniin ayaa sheegtay oo ku dooddaya inay iyagu leeyihiin, kaddib markii todobaadkii hore Nin qoyska leh ka mid ahi uu la dagaalamay Wasiirro doonayay inay dhagax dhigaan.




Muwaadinkan ayaa Wasiirka Maaliyadda Feedh ku miisay , sida aad ka arki doontaan Muuqaalka, waxaana markii dambe inta ay garaaceen gaadhi ku ritay Ciidanka Bilayska ee halkaas joogay oo uu amar siiyay Wasiirka arrimaha guduhu.




Hadaba: Riix halkan si aad u daawato muuqaal dhamaystiranvlcsnap-2014-07-09-18h14m25s121