Borama(GNA) Wasiirka caafimaadka Somaliland saleebaan ciise axmed xagla toosiye ayaa waxa uu ka qayb galay munaasibad balaadhan oo qalab caafimaad lagu gudoonsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Borama iyada oo ay qalabkan caafimaad laga keenay dalka Talyaaniga ayaa waxa wakiil ka ahaa Ururka Amal
Sidoo Kale Habeenkii Xalay ayaa Waftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Caafimaadka Somaliland Afur iyo Casho Sharaf Loogu Samayey Hotel rays Iyada Oo Afurka Iyo Casho Sharaftana uu Fidiyey Maayirka Magaalada Borama Waxaana Casho Sharaftaas Goob Joog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Awdal,Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Gobolka,Gudoomiyaha Jamacada Camuud Iyo Masuuliyiin Kale duwan
http://youtu.be/Vjxwem_ipeI
Gobanimo News
Maxamed sharbi
Borama office