Pages

Tuesday, July 15, 2014

Cisbitaalka Guud ee Boorama oo Qalab cusub la guddoonsiiyay.Daawo


Borama(GNA) Wasiirka caafimaadka Somaliland saleebaan ciise axmed xagla toosiye ayaa waxa uu ka qayb galay munaasibad balaadhan oo qalab caafimaad lagu gudoonsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Borama iyada oo ay qalabkan caafimaad laga keenay dalka Talyaaniga ayaa waxa wakiil ka ahaa Ururka Amal




Sidoo Kale Habeenkii Xalay ayaa  Waftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Caafimaadka Somaliland Afur iyo Casho Sharaf Loogu Samayey Hotel rays  Iyada Oo Afurka Iyo Casho Sharaftana uu  Fidiyey Maayirka Magaalada Borama Waxaana Casho Sharaftaas Goob Joog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Awdal,Masuuliyiinta Caafimaadka Ee Gobolka,Gudoomiyaha Jamacada Camuud Iyo Masuuliyiin Kale duwan




http://youtu.be/Vjxwem_ipeI




Gobanimo News




Maxamed sharbi




Borama office