Saturday, June 7, 2014

Hambalyo ku socota Suldaan cusub


Aniga oo ah Eng Cabdirisaq Cabdilahi Celmi iyo Dhamaan Ilma Cabdilahi Celmi  oo kale Dafaha Dunida Maxmed Ismaacil Jamac {Folgaawe}  oo Shalay Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Ceesha oo 10km Dhanka Waooqyi ka xigta Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Toghdheer  waxana halkan salaan  iyo Hanba lyo iyDuco Baladhan uga Dirayaa Suldaanka  Cusub oo aan layahay Ilahay Haka dhigo kii lagu nasta ee anfaca Dalka iyo Dadkiisa ee Gaadhsiyaa Dadki Doortayna Hormar  ialahayna Hakula Garab galo xilkan Culus ee Lagu Igmada y




Amiin Amiin Amiin