M/weynaha JSL ayaa Waxa uu Ku Sugnaa Magaalo Xeebeedka Berbera Ilaa Iyo Habeenimadii Khamiistii uu Ku Hoyday Halkaas Waxa M/weyne Siilaanyo Hadaba Ma M/weyne Qaran baa Mise Waa M/weyne Qolo Waxaan Taa Uga Jeedaa Waxa uu Xalay Socdaal Qarsoodiya Ku Maray Xaafado Magaalada Berbera Kamid Ah Iyadoo Xaafadahaasna Loogu Sheegay In Ay Degenyihiin Dad Ay Isku Beelyihiin Balse Ay Taasi Ahayd Arin Khaldan oo Loo Sheegay M/weynaha Waxaan Leeyahay M/weyne Arintaa Iyadaa Waxba Kama Jiraan Waana Lagu Khalday
Hadii Lagu Yidhi Daan Beeshaadu Taalo Ayaa Berbra Ah Sidoo Kale Waxa Jirta In Siilaanyo uu Hoos Dhigay Maamuuskiisii Marka Isagoo M/weynihii Dalkaa uu Dhuumasho Ku Maraayo Suuqyada Magaalooyinka Qaar
Hadaba Waxaan M/Siilaanyo Usheegi Lahaa Inaanay Berberi Laba Daamood Ahayn Haduu Diidanna Haloogu Dhaarto Sidoo Kale Waxa Ay Dadka Reer S/land Aad Isu Waydiinayaan Kuusha Xukumada Siilaanyo Iyo Beeshiisa Kaga Go.aday Berbera Waa Arin Ay Dadku Aad Ula Yaabanyihiin Waayo Lama Arag M/weyne Shaqadiisa Kaga Mashquula Meel Dalka Uu Xukumo Kamid Ah Isagoo eegaaya Dano Beeshiisa Ugaara Hadaba Waxaan Maqaalkan Kusoo Afmeerayaa Madaxweyne Berberi Balanbaal Siday Katahay Waxaan Kaloo Kuugu Darayaa Xaafadaad Xalay Tagtay Warankii Shire Dheeraa Ka Taagane Yuu Kumudin
by sacad cali kaahin plucky