Pages

Saturday, March 15, 2014

Guddida Cadaaladu waa kariirad loo dhigay waaxdaGarsoorka…Q.3aad


Guddida cadaaladu waxay noqotay hay’ada madaxa kaga fadhida waaxda garsoorka ee wakiilka uga ah madaxweyne Axmed-siiraanyo.Waydiinta meesha taalaa waxay tahay horta ma loo baahanyahay inaynu yeelano guddida cadaalada mar hadii dhismaha institutions-ka aanay ka tirsanayn.




Anigu waxa aan rumaysanahay inaan loo baahnayn.Waaxda garsoorku waa inay madaxbanaa-naataa.Qodobada saameeya waa in dib loogu noqdaa oo wax ka bedel lagu sameeyaa.Magacaabista gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa maxkamada sare waa in wax laga bedelaa oo ay soo magacaabaan khabiiro garsoorayaal ka fadhiistay shaqada ama aan ka tirsanayn waaxda garsoorka.




Waxa kale oo iyana dib u habayn u baahan qaab dhismeedka maxkamadaha dalka ka jira oo ay laba nidaam isbar-bar socdaan.Labadaa nidaam waa maxkamadaha gaarka loo leeyahay iyo maxkamadaha dawliga ah.Waxa qasab inagu ah mar hadii aynu nahay dal madaxbanaan inay maxkamadahu dhamaan ahaadaan dawli oo kuwa gaarka loo leeyahay hoos tagaan ama lagu daro maxkamadaha dawliga ah.Waxa aan soo jeedinayaa qaab dhismeedka maxkamadahu inay sidan hoos ku cad loo qorsheeyo:




 




                                                  Maxkamada Sare/Dasturka




 





















































































Higher Regional Courts (Appeal)




 




 




Higher Administrative Court (Appeal)




Finance Court




Higher Labour Court (Appeal)




Higher Social Court




(Appeal)




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




Criminal Secion




Civil Section




Family Section




Administrative Court




 




Labour Court




Social Court




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




Regional Courts (Trial & Appeal)




 




 




Administrative Court




 




Labour Court




Social Coukrt




 




 




Criminal Section & Civil Section




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 




 






 






















Local Courts (Trial)




 




 




 




 




 




 




 




 




 





 




 




 




 




Horta sidaa in loo qorsheeyo ayaa ku haboon maxkamadaha dalka balse inta ay waaxda garsoorku hoos tagto guddida cadaalada oo noqotay kariirad ay waaxda Fulintu hor dhigtay waxay ku jiri doontaa uun mid aan madaxbanaanayn oo madaxtooyadu hadba dhinacay doonto u jeediso.




 




Dhamaad




Xuseen Xasan Badmaax




Hargeysa/JSL