Waxa hada dhamaaday wareegii labaad ee dorashada maddaxtinimada puntland oo ay ku tartameyeen saddexda musharax eekala ah c
c/raxmaan faroole oo helay 31 cod
c/wali maxamed cali gaas 19 cod iyo
cali xaaji warsame oo helay 16 cod
hadaba wareega saddexaad ayaa waxa isugu soo hadhay c/raxamaan sheikh maxamud faroole iyo c/wali maxamed cali gaas
dhamaadka wareega saddexaad ayaa waxa kala cadaan doona maddaxwaynaha puntland ee shanta sano ee soo socda
lasoco wixii warar ka soo kordha