Raysal wasaaraha cusub ee dowlda fadaralka Somalia ayaa la filaya in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo golaha wasiirada ee xukuumadiisa ka dib markii saddex todobad ka hor xilka loo magacaabay
Raysal wasaraha ayaa la filayaa in uu ku dhawaaqo xukuumad ka tiro badan xukumadii hore e uu hogaminayey cabdi farax shirdoon sacid. ilo ku dhadhaw xafiiska raysal wasaraha ayaa tilmaamaya in wasiiro cusub oo kusoo kordhay saaxada siyaasada ay ka mid noqon doonan golaha wasiirada
Lasoco wixii warara ee ka soo kordha ….