Wednesday, January 8, 2014

wareegii 2-aad ee dorashada maddaxtinimada puntland oo dhamaaday iyo laba musharax oo isugu soo hadhay.


Waxa hada dhamaaday wareegii labaad ee dorashada maddaxtinimada puntland oo ay ku tartameyeen saddexda musharax eekala ah c




c/raxmaan faroole oo helay 31 cod




c/wali maxamed cali gaas 19 cod iyo




cali xaaji warsame oo helay 16 cod




hadaba wareega saddexaad ayaa waxa isugu soo hadhay  c/raxamaan sheikh maxamud faroole iyo c/wali maxamed cali gaas




dhamaadka wareega saddexaad ayaa waxa kala cadaan doona maddaxwaynaha puntland ee shanta sano ee soo socda




lasoco wixii warar ka soo kordha