Pages

Wednesday, January 8, 2014

War-Deg Deg ah Wareegii 1-aad ee Doorashada Puntalnd oo la soo gaba gabeeyey iyo Faroole oo ugu horeeya.


Garoowe(GNA)-Codeynta ka socota Magaalada Garoowe ee lagu Dooranayo Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa ayaa hada waxaa dhamaaday.Wareega 1aad ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha ayaa dhamaatay iyadoo guud ahaan la tiriyey codadka oo uu hada ku hogaaminayo Madaxweynaha xilka haya Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo helay 27 cod




Faroole: 27 cod
Gaas: 13 cod
Cali Xaaji:12 cod
Maxamed Cabdi Nuur: 6 cod
Shire Xaaji Faarax: 4 cod
Cali Cabdi Awaare: 3 cod
Cabdullahi Siciid Samatar: 1 cod




Sida xeerka Doorashada uu qorayo hadii hal murashax uu ku guuleysan waayo inuu helo 44 cod, waxay noqoneysaa wareega 2aad in loo gudbo oo ay ku tartamayaan sadexda murashax ee ugu cod badan kuwaasi oo kala ah:




Cabdiraxmaan Faroole
Cabdiweli Gaas
Cali Xaaji Warsame




Hoos ka eeg wadarta guud cododka ee Natiijada Wareega 1aad!























































 


Wareega 1aad




Cali Xaaji Warsame




12




Cabdiweli Maxamed Cali Gaas




13




Cali Cabdulqadir Yusuf




0




Cabdiweli Macalin Gurey




0




Shire Xaaji Faarax




4




Maxamud Cabdiraxmaan Cuuke




0




Cabdullahi Siciid Samater




1




Maxamed Cabdi Nuur




6




Cabdi Yusuf Yey




0




Cali Cabdi Awaare




3




Cabdiraxmaan Faroole




27





Gobanimonews Agency