Pages

Thursday, June 20, 2013

Hubaal oo wali Xayiran iyo Nuqul ka mid ah Eeddaha loo haysto oo aanu helnay(Akhri)






Hargeysa(GNA)-Xeer-ilaalinta guud ee Somaliland waxay todobaadkan soo saartay Eeddaha loo haysto Wargeyska Hubaal ee todobaadkii hore Xayiraada lagu soo rogay.




Ilaa afar eedood oo wargeyskaasi lagu soo oogay, ayuu dhawaan helay Degelkan Gobanimonews.




Hadaba halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa nuqul ka mid ah Eeddaha Wargeyska lagu soo oogay iyo waxay kala yihiin.




Halkan ka dheeho qoraalka Dacwadaha loo soo gudbiyay Tafaftiraha Wargeyska iyo Guddoomiyihiisa  oo doraad ka soo baxay Xafiiska xeer-ilaalin, loona soo gudbiyay maxkamadda Gobolka.




 




 




 




 




 




 




 




 




 




Wali wargeyska Hubaal lagama qaadin Xayiraadii la saaray, Jawaabna kamay bixin masuiliyiinta Wargeysku eedaha lagu soo oogay.