Hargaysa(GNA)ciidanka booliska somaliland ee magaalada hargaysa ayaa saaka barqadii xabsiga u taxaabay agaasimaha sh
abakada wararka ee Gobanimnews Mustafe Axmed Herer iyo shan wariye oo kale kuwaas oo ku guday jiray gudashada hawlmaalmeedkooda shaqo iyaga oo ciidamadu ay ka qabteen goob uu ka socday mudaharaad lagag soo horjeeday xukuumada siilaanyo, oo maanta si xooga kula wareegtay xarunta golaha wakiilada somaliland,wariyeyaashan ayaa la sheegay in loo dhaadhiciyay xabsiga dhexe ee magaalada hargaysa, iyada oo aanay ilaa hada jirin oo aan la ogayn sababta keentay xadhiga suxufiyiintan xukuumada ayaa baryahanba ku hawlanadayn baacsiga ay ku hayso wariyeyaasha ka hawl gal saxaafada madaxbanaan ee somaliland.
magacyada wariyeyaasgha
1:mustafe axmed herer agaasimaha shabakada gobanimonews
2:khadar muuse cali wargayska Foore
3:c/raxmaan faantastic bulsho tv
4:bakayle Royal tv
5:khadar maxamed xaashi dawan
khaalid bulshaawi space tv
dhamaan wariyeyaashan ayaa hada ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada hargaysa.
Gobanimonewes
hargaysa/somaliland