Pages

Monday, September 15, 2014

Daawo Dood Kulul oo Mucaaridka iyo Muxaafidku gacanta isu qaadi gaadheen

DOODHargeisa (GNA) Tilifashanka Caalamiga ah ee Horn cable Tv Xaruntiisa Hargeisa ayaa dood siwanaag san ay dadweynuhu ula socdeen u qabtay  Mucaaridka Iyo Muxaafidka Somaliland Oo Si Adag uga Dooday Diiwaan Galinta Laysku Maandhaafay hadaba doodaasi oo ahayd mid aan hore loo arag ayaa noqotay dood cajaaib ah.

Hoos  ka daawo