Pages

Friday, August 22, 2014

Shaqaalaha shirkadda sameysa computer-da Hp oo Qaar ka mida waayi Doona shaqadooda


hp(GNA) Shirkadda sameysa Computer-da ee HP ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay shaqada ka joojineeyso qaar kamid ah Shaqalaheeda , markale




 




War ka soo Baxay Masuuliyinta sar sare ee shirkada Hp Ayaa lagu sheegay in loo Baahday in mar kale shaqooyinka laga Joojiyo Holwadeno katirsan shirkadaasi




 




Horay waxaan shaqada kaga joojinay shaqaale tiradoodu ay Gaareeysay 12.000 oo ruux Hadana waxaan Go,aan ku gaaranay in shaqadooda ay wayaa shaqaale kale sidaasi waxaa yiri  jiyo fedric , oo kamid ah maamulka sare ee Hp




 




Arintaan ayaa waxa ay timid ka dib markii ay sameysay xisaab xirka sandkaan qeeb kamid ah ayuu hadal kiisa sii raaxiyay masuulkasni katirsan shirkada Hp




 




Horay shaqo dhimistii ay shirkadaan u sameeyasay waxa ayna  faaiidaday boqolkiiba  5% sida lagu sheegay. Warbixin shirkadu ay soo saaratay biloowgii bishii lixaad ee sandkaan ,




 




Labadii sano ee ugu Danbeeyay ayaa shirkada Faca weeyn ee Hp waxa ay shaqo dhimis ku sameeyneeysay  Howlwadeenadeeda qaarkood , xili hoose u dhaca dhaqaalo ay dareemeeysay Hp




 




Shirkadda HP ayaa waxa  iminka ka shaqeeya shaqaale tiradooda ay kor u dhaafeyso 317, ruux  oo dhammaan caalamka ku wada nool.




 




Shaqo dhimistaan ayaa waxa ay saameyn ku yeelan doontaa dhammaan shaqaalaha shirkadaan ee ka shaqeeya Guud Ahaanba Wadamada Caalmka ,




 




Hadaladaani is xig xiga ee ka soo Baxaya Masuuliyiinta Shirkada  sida ween ugu caan baxaday soo saarista Computrada  Hp ayaa waxaa farxad weeyn ay u tahay shirkadaha tartamada kala duwan ay kula jirto  sida Accer, Toshiba iyo kuwa kale maadaama ay hp shaqaalaheeda Xajisan weeysay