Pages

Friday, August 15, 2014

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Sawir Gacmeed cajiib ah laga diyaariyay


[caption id="attachment_87608" align="alignleft" width="300"]Xassan Sheikh oo khudbo jeedinaya Xassan Sheikh oo khudbo jeedinaya[/caption]Hoos ka daawo sawirka Amin caamir




Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la diyaariyay Sawir Gacmeed aad u xiiso badan oo micno badan oo siyaasaddeed samaynaya, kaasoo uu soo saaray Farshaxanka caanka ah ee amin arts.




Sawirkan ayaa muujinaya xasan Sheikh oo Kamarada laga duubayo oo la waydiinayo qofka ugu daacadsan Soomaaliya, isagoo ku jawaabaya aniga Saaxiibkiisa Muuse Ganjab oo lagu tilmaamo dadka ay wax isku shushubtaan ee dhaqaalaha Soomaaliya dhexda u fadhiista.




Sawirkan ayaa turjumaad badan bixinaya sida aad aragto Akhrista[caption id="attachment_93075" align="alignleft" width="300"]Amin arts oo sawir micno badan samaynaya ka diyaariyay xassan Amin arts oo sawir micno badan samaynaya ka diyaariyay xassan[/caption]