
Aabbe-Farxaan Cali Salaad Iyo Hooyo-Safiya C/laahi Nuux Oo Wiil Ugu Dhashay Gobolka Dalguduud/Guri-ceel.
Aabbo-Siciid Nuux Cumar Iyo Hooyo-Xalwo Oogle Nuur Iyo Dhammaan Reer Siciid Nuux
Adeer-Abokor Nuux Cumar Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
Eeddo-Xaali Nuux Cumar Iyo Carruurteeda
Eeddo-Khadra Nuux Cumar iyo Carruurteeda
Eeddo-Zahra Nuux Cumar iyo Carruurteeda
Hooyo-Dahaba Daahir Diiriye Dhammaan Ilma C/laahi Nuux Iyo Xaasaskooda
& Carruurtooda
Dhammaan Reer Cumar Cigaal
Dhammaan dadkani waxay Hanbalyadan Gaadhsiinayaan Aabbe-Farxaan Cali
Siciid Iyo Hooyo-Safiya C/laahi Nux Oo Wiil Ugu Dhashay Gobolka
Dalguduud Degmada Guri-ceel. Wiilkaas oo loo bixiyey Maxamed-farxaan
Cali Salaad. Waxannu Eebbe uga baryaynaa in uu noqdo wiilkaasi kii soo
barbaara diintiisa dalkiisa iyo walidkiisana anfaca
AAAAAAMMMMMMIIIIIINNNNNN.