Dhamaan maamulka iyo Hawl-waddeenada kala duwan ee Bahda Gobanimonews waxay hambalyo u dirayaan Wariye Mustafe Cabdikariin Cali iyo Nasta Cabdisamad Sh. Muxumed oo Maanta meherkoodu ka dhacay Hudheelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
Mustafe oo ah Saaxiib ka mid ah Bahda Saxaafadda iyo marwadiisa cusub, waxaan leenahay isku waara, aqal galkiinana ku gaadha Bash bash iyo Barwaaqo.
Wiil iyo caano gabadh iyo caano, soona dedejiya Arooska.
Aamin aamin aamin