Friday, August 15, 2014

Guddoomiyaha Solja iyo dad kale Hambalyo Meher diraya


Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,  Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle, Madar Cabdi Axmed, Mustafe Sheekh Cumar Geeddi, Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Cabdirisaaq Maxamuud Caalin, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Siciid Cawil Axmed, Cali Jaamac Maxamed, Muuse Faarax Jaambiir, Khadar Iid Kaariye, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Xayaad Maxamed Cabdilllaahi, Sahra Cabdiwahaab Sheekh, Saleebaan Ibraahin Xaashi, Dhammaantood waxay hambalyo iyo boggaadin hawada u marinayaan meherka:                             Cabdiqaadir Faarax Muxumed




& Nasriin Dayib Cumar




Oo 14/08/2014 meherkoodu ka dhacay Huteel Crown ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha ka dhigo kuwii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala halla.




Aamiin… Aamiin…




 




MEHER WACAN




Dhamaan, Reer Muxumed Xassan Warfaa, Reer Sh Cumar Geeddi Cashuur, Reer Muxumed Warsame, Reer Daa’uud Camuud Maxamuud  Iyo Caa’iladooda, Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo diirran hawada u marinayaan meherka:




Cabdiqaadir Faarax Muxumed




& Nasriin Dayib Cumar




Oo 14/08/2014 meherkoodu ka dhacay Huteel Crown ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha ka dhigo kuwii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala halla.




Aamiin… Aamiin…