Pages

Friday, July 18, 2014

Xildhibaan Siraadle: Waa Hanfar iyo Habaar hadalka Waddani"Daawo


[caption id="attachment_91184" align="alignleft" width="300"]Xildhibaan siraadle oo ka tirsan Golaha Somaliland Xildhibaan siraadle oo ka tirsan Golaha Somaliland[/caption]Xildhibaan Siciid Maxamed Rooble (Siraadle) oo ka tirsan Golaha Wakiillada somaliland ayaa xukuumadda Siilaanyo ka difaacay eeddeymaha uga yimi Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.




Xisbiga Wadani ee Mucaaridka ayaa muddooyinkan dambe dhaliilo isdaba jooga ah u soo jeedinayay Xukuumadda talada haysa, taasoo ay si joogto ah ugu duraan arrimaha ay ka gaabiso.




hadaba Xildhibaan Siraadle oo shalay warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay dhaliilaha xisbigaasi yihiin kuwo aan xaqiiqda ka turjumayn.




Halkan ka Daawo: