Pages

Friday, July 18, 2014

Walal Dameerkaygii ma aragtay!!Sheeko gaaban


BIRIMP




Waxa la yidhi nin ayaa waxa ka lumay dameer. dameerkii ayuu raadsaday wuxu soo galay magalo. magaladii ayuu hotel ka kirayistay sariir. dabeed ileen nin sariir sexan jiray maho waa nin dameerkiisa wadan jiraye intuu sariirti ku gami wayay ayuu hoos galay.




ninkii sariirta ka kireyay ee hotelka laha ayaa egay saa ninkiiba ma joogo wuxuu keenay nin iyo naag wada socda. malaha ninkii wuu iska tagay ayuu is dhahay ilan waa nin sariirti hoos galaye hadhaw ayay labadii qof e is jecla e masha laga kireyay iska shekayistay.




Ninkii isagoo halkii ku jira ayaa Ninkii Gabadha watay ku yidhi Gabadhii  walal markaan ku arko aduunka oo dhan ayaa lay horkeena, dabadeed markuu maqlay ayuu intuu sariirti kaso hoos baxay ku yidhi  walalow hadii aduunka oo dhan lagu hor keeno dameerkayigii ma aragtay.!!!




Ismaaciil Ibraahim  (Birimo)




Paris/ France