
Darasalam(GNA)-Dad somali ah oo boqolal gaareya ayaa ku xidhan xabsiyada dalka tanzania.
Somalida ku xidhan xabsiyada dalka tanzania ayaa intooda badan waxay u xidhan yihiin sharci daro waxaana laga soo qabtay magaaloyinka dalkaas.
Dadkan ayaa la sheegay inay ku socdeen dalka koonfur afrika waxanay u badan yahiin dhalinyaro rag iyo dumarba isugu jira.
Waxa la sheegay inaan wali wax Maxkamad ah la geynin.
Dad xaalada dadkaas la socda ayaa sheegay inay la soo deristay xaalad nolol xumo.
Dalka tanzania ay ah dal laga neceb yahay somalida.
Cabdirahmaan buurdhaab
Gobanimonews
Nairobi Kenya Office
Email: buurdhaab4@gmail.com