waxa si wayn loog sugayaa ciyaarta u dambaysaa semifinalka kooba aduunka oo dhex mari doonta xulalka argentina iyo holland
xalay ayay ahayd markii xulka qaranka brasil oo ahaa xulka marti galiyey koobka aduunka kabaha lala dulmaray iyadoo lagaga badiyey goolashii ugu badnaa ee lagu kala badiyo intii koobkan socday
hadaba waxa aynu wada sugaynaa natiijada ciyaarta ARGENTINA Iyo HOLLAND oo ah xulal aad u adag iyadoo aan la saadalin karin cida guushu raaci doonto maadaama ay labada koxoodba yihiin kooxo dhinac walba ka dhamaystiran