Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa dalka ku soo laabtay, kaddib safar dibada ah oo uu muddo ku maqnaa.
Jamaal ayaa ka soo degay Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyey.
Markii uu soo degay kaddib wuxuu warbaahinta kula hadlay, qolka nasashada ee Madaarka, waxaanu ka hadlay aragtidiisa ku aadan xaaladaha dalka iyo dhacdooyinkii dambeeyey.
waxa uu aad u dhaliilay ammaanka iyo siyaasadda xukuumadda.
Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/News192.mp3"][/audio]