Pages

Friday, June 6, 2014

Daawo:waxbarashada Machadka Caafimaadka Shifo iyo waxa ku cusub


vlcsnap-2014-06-05-18h33m06s44Machadka Shifo College oo lagu barto Culuumta kala duwan ee Caafimaadku wuxuu furanyahay muddo ka badan sideed sanadood.




waxa sanad kasta ka qalin jabiya arday dhamaysatay culuumta Caafimaadka ee kala duwan.




hadaba waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa Barmaamuj Muuqaal ah oo laga diyaariyay Machadkaas iyo waxyaabaha lagu barto.




Halkan riix si aad u daawato