Pages

Tuesday, May 20, 2014

Daawo:Xuska 18 May Oo Si Wayn Looga Dabaaldegay Degmooyinka Boon Iyo Garba Dadar Ee Gobolka Salal.


Borama{GNA).Xuska 18 may sanad guuradii 23aad e kasoo wareegtay lasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland oo guud ahaanba lagu xusay dalka somaliland ayaa sidoo kale xus kaasi lamida lagu qabtay degmooyinka Boon Iyo garba dadar.




http://youtu.be/b02BSdOomLI




BY:Mustafe caraale




Gobanimo news




Borama office