Pages

Monday, April 7, 2014

Hayaay Hayaay Kasoo Kacaay Hayaay” W/Q:Cabdixakin Dhamac


Waxan kusoo gabagabaynayaa araartayda gaaban in goobaha cadawga huwantu joogto lagu dareero iyadoo Ilaahay la talo saaranayo tafaraaruqa




Waxay ku beegnayd hilaadii dhamaadkii 1970dii markii maalin maalmaha ka mid ah anagoo caruur yar yar ah oo walaalo ah aanu mar qudha maqalay ama aymaqleen markaa kuwii iga roon roonaa ayadoo Radio-Muqdhisho uu mar qudha kaga dhawaajiyey hees ku bilaamantay eryadaa aan ciwaanka ka dhigtay ee qofkasta oo isha ku dhufta laga yaabo inay ka nixiso ama ay ka hanbarsiiso.Runtii maalintaa waanu yaacnay markii aanu maqalay erayadaa .Waad garankartaan caruur yar yar oo marqudha maqashay wax ka naxsha ama baqdin geliya siday u fiigaan ama  u argagaxaan xiligaana mediaha ama warbaahinta ugu mudnayd ama lahaystay waxay ahayd Raadiyaha isaga ayeyna dadku kala soconjireen wixii war iyo wacaal ah ee hadba soo kordha iyo hadba halka xaalmarayo halka ay




manta tirobeeshay noocyada warbaahintu xiligaa sidaas ayey u koobnayd(wakhtigaasi waxay ahayd xiligii dagaalku ka socday dhulka soomali galbeed ee ay huwantan iminku shaadhka kale inoo xidhnayd ayna ahayd wakhtigii burburka iyo baa,ba ilaa manta socdaa sida tooska ah u bilawday ama praticalka ah.dagaalkaas oo ilaa iminka ula jeedadiisa dhabta ah ay dadka ka dadantahay laakin midhak qudha ee latsku raacsanyahay tahay arin hagardaamo ahayd oo laga soo shaqeeyey madaxdii berigaa joogtayna loo soo dhiibay sida kuwa hada inahoogmiya oo kale kana hormuudkana uu berigaa ka ahaa Daaquudkii Maxamed Siyaad Bare kana dhasheen wixii looyaqaanay Jabhadaha ee iyagana loo adeegsanayey Burburka eek u dhisnaa qabaa-ilaadka ee aan lahayn Mabda,a iyo Halbeega toona ee dadka lagu lugoynayey iyadoo dadka looga dhigayo in Daaquudkaa iyo wixii lashaqaynayey meesha laga saaro dadka iyo dalkana deganaansho iyo nidaam cadaalad kusalaysan ay ku dhiqidoonaan laakin ayba kaba sii daraayeen Daaquudkaas najiitadoodina noqotay inay Cadaw Madaw iyo mid Cadba dadkii,dalkii iyo duunyadiiba u loogaan ilaa iyo maantada wixii ay dadka ku dagaalgeliyeena ay ka dhigeen hal bacaad lagulisay iyagoo cadaalad daradii,eexdii,qabyaaladii,musuqmaasuqii,xaqdaradii ayba sii 100 jibaareen oo dal iyo duunyaba iibsadeen waxna gumaad ba,an hadh iyo habeen ku hayaan iyo cabudhin iyo inay Siyadkooda Xabashida iyo Gaalada reer Galbeed u duleeyaan dadka masaakinta ah.).Hadaba akhristoow maxaa manta dib ii xasuusiyey erayadaa uurkutaalada leh waxan filayaa xilagaa aan sheegayowaxaa kasoo wareegay ilaa iyo 36sano in ku dhawhadaba maxaa keenay inay xasuustaydu dib ugu maaxdo xiligaa mudada fogi kasoo wareegtay?.Waxaan rabbaa inaad jawaabteeda ila raadisaan laakin bal aan waxa lurka iyo hiirtaanyada dib iigu celiyey aad ila yara wadaagtaan.Burburkii ku habsaday ummada afka-soomaaliga ku hadasha maaha wax lagu soo koobikaro qoraal yar oo aan qofkii u qalmayey gadhwadeen ka ahayn balse waxan rabaa inaan waxyar ka taabtaabto oo aan korkaxaadis ku yara sameeyo ula jeedadayda.Sidaan carabka ugu dhuftayba waxa inagu habsaday burbur umad lasoo dersa kuwiisa ugu xun oo ah marka ay ummada iyadu isku jeesato ee birta iska asasho gacmahoodana ku burburiyaan waxay Ab iyo Abtirsiinyo(Dhaxal) u lahaayeen haday tahay Dad iyo Duuunyo,Bad iyo Bari Iwm.Marabo inaan dhitaylis farobadan ama falanqayn iyo faalooyin aydaan wakhti u hayn dhexdabaasho ee sidaad kawada dharagsantihiin intiina qaangaadhka ah iyo intiina Ilaahay cimridhererka siiyeyba,inta hilaada fog iyo inta indheer-garadka ahba inta caqliga usaaxiibka iyo inta damqanaysaba,inta murogoonaysa iyo inta hiirtaanyeysanba waxaynu la wada soconaa in ummada afka-soomaaliga ku hadasha mudo-dheer oo taxnayd qarniyo loobaaraan degay sidii loo isirgoynlahaa loona dhaxal wareejinlahaa oo dal iyo duunyaba caydhmadaw looga dhigilahaa loona isirtirtirilahaa iyadoo aan meelkale looga imanayn laakin iyaga uun loo adeegsanayo baaba,ooda.Waxaynu ka wada dharagsanahay manta meelkasta ood daydo dockasta oo aad eegto ummada soomaalida gees ilaa ka gees meel walba ooy degto inta majaraha u haysaa iyo inta loosoo barbaarinayaaba ay yihiin intii loogu talo galay in hawsha lagu fushado sida meel walba ka muuqata markaynaan indhaha iska tirayn ee aynu xaqiiq hadalo.Qorshayaasha shisheeyuhu maaha mid sahlan ee waa mid indheergaradkoodu kasoo baaraan degay oo baadhitaano badan iyo kharashaad badan ama misaaniyado u gaar ah iyo Maxadyo lagu derso oo lagusoo lafoguro leh.Waa mid dad danohooda guud ubahoobay ay kuwada socdaan waa mid balaadhan oo miisaan culusleh waa mid ula jeedadiisu fogtahay iyo meesha ayrabaan inay geedigooda ku furan.Waa mid 100laal sano laga soo shaqaynayey oo najaxiisana larabo in intaa ka badan loo samro waa khiyaamooyin mudo lasoo uruurinayey oo sida shaxda hadba dhinac laga eegayey waa mid doqoni magaratay ah oo lasoo deday dad inoo eeg oo inala magac iyo ab ah laakin inaga maan iyo gasho duwan loo soo dhiibay.Maalkom X ayaa mar uu ka hadlayey qaar kamid ah dadka madaw ee loo soo adeegsado  isla dadka madaw ayuu wuxuu u bixiyey”Field  Nigger and House Nigger” hadaba maanta ayey taasi xaqiiq soomaalidu ku sifowday oo ay dadka manta ummada soomaalida meelkasta oo ay jooganba horboodayaa ay yihiin house niggers and field-niggers.Kuwa sheegta siyaasiyiinta ayaa ah house niggers inta ay askarta ka dhigtaan iyo shaqaalahooduna waa  field niggers waayo Sayidkoodu waa reer Galbeedka iyo Gumaystaha Madaw ee isna Sayidkiisu yahay  isla reer galbeedka.Sida horeba laynoogu qisooday waxa jiray sedex Dibi oo midba midab lahaa oo naaxnaaxsan oo maalintii danbe libaax damcay inuu cuno laakin ku dhici waayey inuu mar wadao cuno ama mar wada hujuumo kadibna iyagii nebcaasho ka dhex abuuray ileen waa Dibiye  kadibna mar mid cunay waana ta manta ku socota  soomaalida.Waxan waydiin lahaa dadka reer Somaliland ee aan anigu dhalsho ahaan kazoo jeedo marka Koonfur laga soo jeesto ee lasoo qabsado afarta Inan ee lagu shaanbadeeyey Argagaxisadana laga takhalusa adigu ma bad baadaysaa?”Ninkii garanayaa ijecel i jecel ninkii garanayaa ijecel gees uleexde gashalaw  gaar ishdiibe iyo gumaysigaa ineceb”Waxaynu arkaynaa sida Ugaandhiisku ugu faanayaan siday ugu naax-naaxeen dhiiga masaakiinta soomaalida ah ee ay uga cabanayaan barwaaqada iyo nimcada ay ka heleen dhulka soomaalida,sida hableheena wadar wadarta loogu kufsanayo ee cid ka digiigixanaysaa aanay uba jirin,sida Keenyaatigu ugu dulaynayo hooyooyinkeena iyo hableheena birmagaydadada ah sida culimadeena iyo caamadeenaba loogu bahdilayo,sida nolosha loogu gubayo ubadkeena South-Afirka,sida Wadamada Carabta Hablaheenii 100 100ka loogu kiraynayo iyo iyo iyo iyo iyo.Hadaba qofkasta oo soomaaliyaw meelkasta oo aad joogto waxa lagaadhay xiligii heeryada layska tuuri lahaa ee wahabka layska dulqaadilahaa guushana lala soo hadhilahaa Garbo-simanna cadawga lagaga dhigi lahaa iyo inta u adeegta ee dhiiga dhegta loogu dari lahaa.Ninliita iyo nin jilicsan kuma socdo dhawaaqani ee waa mid kusocda ninkii in uun dhiigu kusii jiro iyo inta yar ee wali dhiidhiyaysa ee dhiig baxa kuwada cadawga iyo inta abaanka u ahba.Gaaladu ama inta xulufada ku ah burburka,isirtirka,boobka,dhaxal-wareejinta dadka afsoomaaliga ku hadla iyo marka ay caalamka kale ay rabaan inay bililiqaystaanba waxay marka hore dadka dhulyawgaa degen intiisa liidadata gashadaan dacaayado iyo iidheh ay kubeertaan si ay u yidhaahdaan baldaya waxaanu sheegayno waa kaase.Waxay waxay abuurtaan been iyo borobogaandho doqoni magaratay ah oo ay shacabka gashadaan intay fuliyaan hab ay dadka maanka gaaban wax kaga dhaadhicin karaan kadibna qofkii maan gaabka ahaa isagoo maqiiqan ayuu kusoo gelayaa isgoon bal marka hore xisaab tamin oo aan is odhan bal ninkan aydaan ab iyo isirka iyo diintaba wadaagini ee hore kuu dhacay(Kuu Guumaystay) ee hore kuu adoonsaday ee hore dhulkaagii iyo maalkaagiiba u dhacay iska hubso hagardaamada iyo bohosha uu kuu qodayo ayey iska daba raacayaan oo waa runtiisaa waa runtiisa gurayaan kii sharaftiisa,cisigiisa, jiritaankiisa dalkiisa ,ubadkiisa yo diintiisaba u dagaalamayey uu cadawgaa huwanta ah ee isbiirsaday yur yurtaa hayeyna aanu ka nabad galayn gaalkiina uu hablahooda hortaooda intuu ku fuul fuulo waliba kamaradana ka duubto ay raaliad uga yihiin.Waar habaarkan xaguu inagaga dhacay waa yaabe?Maxaa dhigii inaga miirtay?Maxaa dadnimadii iyo Damiirkii awoowayaasheen inaga siibay?




 




Halaga galo dagaalada eey hobayooy hala bixiyo duunyada eey hoboyooy




 




Waxa hore  loo yidhi ninka waxa jooga aan garan waxa soosocdana ma garto waxan sidoo kale waxan leeyahay ninka u haysta in cidgaar ah la tirtirayaw yaan laguu dhigin dhuxul danbas huwan oo aad ku dhicidoontid mar aan dheerayn rarankeediina kusoo gaadhay.Hadaadan wax kale tarayn sidaydaa halagaa la aado inaad afartaa inane e Huwanta hadh iyo habeen dhiig baxa kuwada inay kaa nabad galeen oo aad huluulaha sidaydaa isaga jirto habila,aantaada.




 




 




 




Waxan kusoo gabagabaynayaa araartayda gaaban in goobaha cadawga huwantu joogto lagu dareero iyadoo Ilaahay la talo saaranayo tafaraaruqa,bayrta, aduun jacaylka,maal jacaylkana aanu ina curyaamin ee Garbosiman cadawga Saliibiyiinta loogu dareero.Waxa hubaal ah inaanu cadawgu awood lahayn oo uu daciifyahay laakin dadkii is hagraday oo isduleeyey.Balmaxaynu badaha kaga daadn dhulkeenii ayaaba Ilaahay nimco ka buuxshee oo laynagala wareegayaa inana badaha iyo saxaraha ayenu tarab tarab ugu shubmaynaa oo ugu leedanaynaa mayno nimcadaa Ilaahay inagu manaystay ka dhacsano Saliibiiynta iyo  inta cagaha inoo haysta ee ay ugu horeeyaan waxan aynu u naqaano siyaasiyiinta aah wixii abwaankii 1960kii inooga digayey ee uu lahaa”Ismadoorin Gaalkaan diriyo Daarta kii galaye”iwm.Waxa xaqiiqo ah inay kuwan siyaasiyiinta  inoo sheegtaa ay yihiin Huubo.Yaa garanaya Huubo?Huubo waa biyaha inta ugu xun ee layska qubo.




 




Afartaa inan magaca loola baxay Argagaxisada goobaha ay ka taliyaan kama dhacdo Sino,Fuxshi,Tuugo,Musuqmaasuq hanti qaran ama umadeed,maandooriye noockasta uu ahaado,dilkan joogtada ah ee dulmiga kusalaysan,kala sarayn,cadaalad daro,xaqdaro,eex,qabyaalad iyo wax kasta oo maalin walba ka dhaca goobaha ay joogaan ama maamulaan Huwanta iyo kaba qaadkoodu oo ay ka midtahay Jamhuuriyada Somaliland iyo dhamaan goobaha soomaalidu ka degto geeska afrika.Waxa xaqiiqa oo ay tahay in la sheego afartaa wiil ee loola baxay Argagaxisadu inaanay laftigoodu khalad ka madhnayn oo ay ka dhacaan khaladaad badan inkasta oo badidooda laga sameeyo oo ay tahay shaqada warbaahinta Huwanta qaybna ay ka tahay qorshahooda qariban ee qalooca eek u dhisn dulmiga iyo duliyeynta.




 




W/Q:Cabdixakin Dhamac