Pages

Thursday, March 20, 2014

Wasarada Ciyaraha Gobolka Awdal Oo Shaacisay In ay Bilaabayaan Koob Loogu Magac Darayo “Muuse Sodonle”


Borama(GNA) Wasaarada ciyaraha ee gobolka awdal ayaa waxa ay maanta shaacisay in ay bilaabi doonan koob loogu magac darayo muuse sodonle oo ka mida ciyaartoygii magaca ku lahaa kubada cagta gobolka awdal iyada oo ay koobkani ay soo gaban gabisay ururka horuamarka dhalinyarada iyo ciyaraha gobolka awdal.




http://youtu.be/kLxkgZxiePo




Gobanimo news




Mustafe caraale




Borama office