Pages

Friday, March 21, 2014

Kulmiye oo Tacsi u diray Eheledda Cheif Caaqil Cabdi


                        




XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND




(KULMIYE)




                                                                                                           Date: 20/03/2014




Ku:   Saxaafadda




 




Ujeeddo: TACSI




 




1.            Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE




2.            Md. Maxamed Kaahin Axmed, Guddomiye-ku-xigenka 1aad ee xisbiga KULMIYE.




3.            Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga.




4.            Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee xisbiga, ahna Madaxweyne-ku-xigeenka dalka.




5.            Md. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, Guddoomiye-ku-xigeenka 4-aad ee xisbiga




6.            Md. Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE




7.            Md. Jaamac Ismaacill Cige (Shabeel), Guddoomiyaha Golaha Dhexe




8.            Mustafe maxamed yoonis (waxdad)




9.            Xildh Siciid Cilmi Rooble




10.          Maxamed Cabdi Iskeerse




11.          Dr. Idiris X. Nuur Maxamed




12.          Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)




13.          Axmed Cabdi Dheere




14.          Shiine Cabdi Barkhadle




15.          Axmed Cumar X. Cabdillahi (Xamarje)




16.          Mustafe Iid Maxamed




Dhamaantood waxay tacsi u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaana bahda dhaqanka oo ay ka tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal, oo ku geeriyooday shil baabuur maanta, Ilaahay marxuumka ha u naxariisto, eheladii iyo qarabadiina samir iyo iiman haka siiyo.




  




 AAMIIN…AAMIN…AAMIN




 




ALLA MAHAD LEH




 




Xasan siciid yuusuf




Xoghayha guud ee xisbiga kulmiye