Sunday, March 23, 2014

Ogaysiis ku socda jaaliyadda Somaliland Sweden


Waxaa Dhaman Shacab Weynha Reer somaliland Ee Ku Nool Wadanka Sweden La Ogaysiinyaa In Xafladii Loogu Dabaal Degaayey Sanad Guurada 23 Aad Ee Ka Soo Wareegtay Marki somaliland Qaranimadeedii Dib Ugala Soo Noqotay Wadanka Somalia In La Qaban Doono tariikhdu markay tahay 17 May Maalinta Sabtida




 




GOOBATA:SibeliusGågen 11




 




WAQTIGA: 9:00




 




Ka Soo Qayb Gal Wacan




Sanad Guuro Wacan




Guul Iyo Gobanimo




 




https://www.youtube.com/watch?v=1v443XL_reQ