Pages

Tuesday, March 11, 2014

Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray waddada isku xidha Boorama iyo Dilla


IMG_0004Boorama {GNA} waxa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay gudaha magaalada boorama ee xarunta gobalka awdal madaxweyanaha soomaaliland Md:Axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo.




soo dhawaytan ayaa ahayd mid aan loo kala hadhin islamarkana ay qeyb ka ahaayen ardayda dugsiyada magalada boorama.




booqashadan uu madaxweynuhu ku yimid magaalada ayaa maamahan la hadal hayay si wayna loogu diyaar garoobay.




madaxwaynaha siilaanyo ayaa waxa uu xadhiga ka jaray wadada isku xidhaysa magaalada borama iyo degmada dila oo lasoo gabagabeyay iyo Mashaariic kale, isagoo kuwo kalena dhagax dhigay.




kala soco warkaasi oo faahfaahsan wixi ka soo kordha saacadaha soo socda isha ku hay Gobanimo news.com