Friday, March 7, 2014

Hambalyo_Hambalyo_Hambalyo‬


Waxaan halkan hambalyo kal iyo laab ah oo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaa sxbkay indrkay 




Sacad Abdirahman Ibrahin  



              Iyo 



Marwadiisa Hibo Abdirahman Mohamed 



oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada berbera gaar ahaan hotel barwaaqo ee magaalada berbera 



waxaan leeyahay noqda kuwii isku waaree ubad khayr qabana kala hela AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Waxaan ugu ducaynayaa sxbkay iyo marwadiisa ducadii rasuulka "Baarakalaahu lakum waa baaraka calaykum 




wajamaca baynakuma filkhyr oo bilkhayr.



 




warheynin ama aanay ogeynin wax Gole Macaliminiin ah oo dalka kajira, Waxaana arintan dagaal adag ka xiga Macalinka Maxamed-Soomaali oo laga been abuurey iyo Macalimiin iyo Maamulayaal badan oo aanu goordhow idiin soo gudbin doono Magacyadooda.



 

- See more at: http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=125263#sthash.D5h6f5nP.dpuf