Pages

Sunday, March 9, 2014

Halkan ka Daawo Aas Qaran oo duleedka Hargeysa loogu sameeyey Qalfoofka 44 qof oo la Xasuuqay


XabaaloHargeysa(GNA):- Aas Qaran ayaa maanta duleedka Koonfureed ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey hadhaaga qalfoofka 44 Marxuum oo laga soo saaray saddex Xabaal-wadareed oo ku yaalla Xaafadda Badhka ee Caasimadda Somaliland, kuwaasoo ka tirsan dadkii uu xasuuqay Taliskii Millateriga ahaa ee Soomaaliya sannadihii Siddeetamaadkii. <




 




 




Gobanimones.com 




Somaliland/Hargeysa