Thursday, March 20, 2014

GUUGUULAHA GEESKA


Maalin dhaweydoo aan maqaaxi koob shaaha ka cabbayey, ayuu nin odaya oo agtayda fadhiyey nin kale kula kaftamay,“Sidii Samaale Alle kaa dhig” waxaan is waydiiyay tolow odayga wax dhib ah kumaad ogayne maxaa kaga danbeeyay.




 Waxa intaas ii raacda, Allaylehee maantuun bay mucaaradkii iyo muxaafadkii ka dhex taagan tahay.Guuguulaha