Pages

Saturday, March 22, 2014

Dhegeyso: Taxanaha Tafsiirka Kitaabka Xusni Muslimka oo Af-soomaali ah.Q1-aad


xusni muslimkaAkhristeyaal waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa Jimce kasta Taxane ku saabsan Kitaamka Xusni Muslimka oo Afsoomaali ah laydiinku soo turjumay.




Kitaamkan oo ah mid  Ducooyin ah, ducooyinkaasoo oo ah kuwo qofka looga baahanyahay inuu ku ladho shaqo kasta oo qabanayo, isla markaana uu si  joogto ah u akhriyo hawl kasta oo uu qabanayo , ayaa waxaan aanu Jimcahan idiin soo gudbin doonaa  qaybtii koowaad.




 




Waxaana  soo jeedinaya Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil.




Halkan ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Xisnul-Muslim-1.mp3"][/audio]