Pages

Tuesday, March 18, 2014

Daawo:Dhagax dhiga Dhismaha rasmiga ah ee Xafiiska G. Wakiilada ee Boorama


Borama(GNA) – Xafiiskii u horeeyay ee ay ku yeeshaan golaha wakiilada Somaliland Gobolada dalka ayaa ay maanta ka furteen Caasimada Labaad ee Somaliland ahna caasimada gobolka Awdal ee Boorama,




Xafiiskan ayaa ka mid ah shan Xafiis oo Golahaasi ku yeelan doono shanta Magaalo ee ugu waaweyn Somaliland, Laascaanood, Boorama, Burco, Ceerigaabo iyo Berbera, kuwaasoo wehelin doona xarunta Guud ee Caasimadda.




ka dib markii ay shalay ka furteen xaafada sh. Cali Jawhar Xafiis ay ku sii shaqayn doonaan, ayaa waxa sidoo kale ay maanta si wada jira u dhagax-dhigeen Maamulka gobolka iyo Ka degmada oo ay iskaashanayaan Gudidan xafiis ay ku yeelan doonaan isla caasimada labaad ee dalka ee Boorama golaha Wakiilada Somaliand oo ay ku shaqayn doonaan.




Halkan ka Daawo:




http://youtu.be/SfVNHCI-FFQ





3
1
2




 BY:Mustafe Caraale




Gobanimo news




Borama office