Borama(GNA) Iyada oo ay maanta ay ku began tahay maalinta biyaha aduunka oo la xuso sanad walba 22 march ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada borama.
Munaasibad aad uu balddhan oo lagu xusayey maalinta biyaha aduunka oo lagu qabtay hotelka rays ee borama ayaa waxa soo qaban qaabiyey shirkada shaba ee biyaha borama iyo wasaarada biyaha Somaliland oo iskaashanaya waxaan ka soo qayb madaxda heer gobol iyo heer degmo,madaxda shirkada shaba,aqoonyahan,saladiin,culumo awdiin iyo habeen
http://youtu.be/JBcKh7bgLD0
Gobanimo news
Mustafe caraale
Boorama-Office