Pages

Saturday, January 11, 2014

Ra´iisal wasaarihii hore ee dalka Israel Ariel Sharon oo xaaladiisu sii xumaatay kadib markii uu kooma ku jirey muddo 8 sano ah


09.01.2014 (GNA) -Ra´iisal wasaarihii hore ee dalka Israel Ariel Sharon oo sanadii 2006 kooma galay, yaa hada lagu soo warama in xaaladiisa caafimaadeed ay kasii dartay. 
Ra´iisal wasaare Sharon yaa muddo 8 sano ah lagu daaweynaayey isbitaalka sheba oo ku yaala dalka Israel.




Sharon ya sanadii 2006 uu u galay xanuun xaga madaxa kaga soo booday kadib markii la sheegay in madaxa dhiig kaga furmay.
Idaacadda ay leeyihiin milatarigu oo kasoo xigatay isbitaalka lagu daaweynaao yaa hadda lagu soo warama in xaaladiisu aad u sii xumaatay.  




 




 




Gobanimonews.com