Pages

Friday, January 10, 2014

Badhasaabkii Gobolka Togdheer Oo Xilkii Iska Casilay, Madaxweyne Siilaanyana u Gudbiyey Warqadiisii Is Casilaada.


Hargaysa(GNA):- Guddoomiyihii Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi(Xamarje ayaa warar lagu kalsoon yahay.




 




Guddoomiyihii Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi(Xamarje) ayaa warar lagu kalsoon yahay waxa ay warbaahinta maxaliga u xaqiijiyeen in uu iska casilay xilkaasi




 




Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in maanta galinkii hore uu u gudbiyey Xamarje Warqadiisa Is Casilaada Madaxweyne Siilaanyo ka hor intii aanu ka dhoofin Magaalada Hargaysa. 




 




Wararkan ayaa tibaaxaya in is casilaada Xamarje ay ka danbaysay xaalada dhinaca Maamul ee ka jirta gobolkaasi.