Tuesday, November 19, 2013

War-naxdin ah: Suxufiyad Somaliyeed oo Sheegtay in Wariyeyaal ku Kufsadeen Muqdisho!Daawo


Muqdisho(GNA)-Faadumo Cabdiqaadir, ayaa sheegtay inay laba wariye oo ka hawl-gala Radio Muqdisho ay si fool xun oo bino-aadanimada ka baxsan kufsi ugu geysteen.




“Lixdii galabnimo ilaa todobadii subaxnimo ee dambe ayay I haysteen ayay tidhi, iyadoo muuqaal laga duubay ka hadlay.




“Baastoolad ayay igu qabteen” ayay sidoo kale sheegtay.




“waxaan ka hawl-galaa Codka Haweenka ee Magaalada Kismaayo”




Halkan ka Daawo:-