Tuesday, November 12, 2013

Daawo: Ganacsade Baarjeex oo Cambaareeyay Weerarkii M. Kaahin


Hargeysa(GNA)-Ganacsade Maxamed Baar-jeex oo ka mid ah Ganacsatada Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii lagula kacay Maxamed Kaahin Axmed, Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga kulmiye.




Ganacsadaha ayaa xukuumadda ugu baaqay in dhakhso talaabo looga qaado, isagoo xusay inay arintaasi dhaawac ku tahay nidaamka dawladnimo iyo kala dambeynta.




HALKAN KA DAAWO: